DHAGEYSO:- Faah Faahin laga helayo duqeyn ka dhacday Buulo Burde

0

Duqeyntan ay geysteen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ayaa xalay waxa ay ka dhacday degmada Buulo Burde ee xarunta labaad ee gobolka Hiiraan.

Xalay ayaa waxaa degmada Buulo Burde laga maqlay madaafiic sida ay sheegeen dadka ka akdhow deegaanada ay duqeynta ka dhacday.

Deegaanka Qub Yaxaas oo qiyaastii 40-km Buulo Burde u jira ayaa waxaa lagu soo waramayaa in duqeyn xoogan ay ka dhacday.

Gudoomiyaha degmada Buulo Burde oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa waxa uu sheegay in goobaha la duqeeyay ay ku sugnaayeen Al-shabaab.

Waxaana ilaa iyo hada aan la ogayn qasaaraha ka dhashay duqeyntaasi.

HALKAAN KA DHAGEYSO