DHAGEYSO:- Baarlamaanka Soomaaliya oo Fasax galay iyo shaqooyin badan oo u yaalla

0

Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in markii baarlamanka uu dib uga soo laabto fasaxa hada ay galeen laga filayo in ay qabtaan shaqooyin muhiim ah oo hada horyaala baarlamaanka.

Bisha Abril oo la filayo in dib ay u furmaan kulamada baarlamanka ayuu tilmaamay xildhibanku in ay kahadli doonaan arimo dhowr ah oo uu dastuurka kamid yahay islamarkaan dhinacyo badan laga eegi doono.

Baarlamanka ayaa shalay soo xirtay kalfadhigooda 7-aad iyadoo uu galayo mudo bil ah oo fasax.

Hoos ka Dhageyso Codka:-