DHAGEYSO:- Shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho oo ka hadlay sababta aysan u dhaqan gelin qodobada Baarlamaanka ka soo baxa ee Xukuumadda lagula xisaabtamo

0

Qaar ka mid ah Shacabka Magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay sida lagu dhaqan gelin karo Qodobada ka soo baxa Kulamada Baarlamaanka Federaalka Somaaliya uu yeesho,kuwaas oo lagula xisaabtamo Dowladd inteeda kale.

Dadka aanu weydiinay sida ay ku dhaqan geli karaan Qodobada ka soo baxa Baarlamaanka ee lagula xisaabtamayo Xukuumadda ayaa qaba in aysan suuro galin Karin fulinta waxaana ay u sababeynayaan Kalsoonida Xildhibaannada oo yar.

HALKAAN KA DHAGEYSO