DHAGEYSO:- Maamulka Galmudug oo Waqti kooban u qabtay NGO-yada ka shaqeeya Magaalada Galkacyo

0

Maamulka Degmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa Digniin Xoogan Diraya Tan iyo Markii Xilkaasi loo Doortay.

Maamulka Ayaa ku Dhigan NGO yada ka shaqeeya Gaalkacyo kuwaasi oo aan lala Xisaabtamin Waxana u Qabteen Mudo Gaaban.

Gudoomiye ku Xigeenka Degmada Gaalkacyo Cabdi Raxmaan Maxamed Axmed oo Warbaahinta La Hadlay Ayaa Sheegay in Mudo Maalmo Heestaan Kuwa Haray kuwa isa soo Diiwaangaliyana Ay ku Mahadsanyihiin.

Waa Maamulkii ugu Horeeyay oo Mudo Gaaban ku Bilaabay in ay la Xisaabtamaan NGO Sharacidarada ee Degmada ka Jira.

HALKAAN KA DHAGEYSO