DHAGEYSO:- Howl galo dad lagu soo qabtay oo maanta laga sameeyay Degmada Afgooye

0

Ciidamada amaanka ee Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta howl galo dad lagu soo qabtay ka sameeyay deegaano ka tirsan Degmada Afgooye oo ay xalay ku soo dhaceen tiro Hoobiyaal.

Ciidamada amaanka ayaa guri guri u galay dhamaan guryaha ku yaalla Degmada Afgooye iyo deegaanada ku hareereysan.

Ciidamada ayaa gacanta ku soo dhigay dhalinyaro lala xiriirinayo in ay ku lug lahaayeen tiro hoobiyaal ah oo xalay ku soo dhacay degmada Afgooye.

Hoos ka Dhageyso Codka:-