DHAGEYSO:- Xukuumada Soomaaliya oo soo saareysa sharciyo wax u dhibayo ganacsatada Soomaaliyeed

0

Xukuumada soomaaliya ayaa wada diyaarinta sharci lagu xakameynayo Bacaha iyo waxyaabaha kale ee keena Nadaafad darida deegaanka.

Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’isal Wasaaraha ee dhanka Ba’ada Burci Maxamed Xamze ayaa sheegay in ay wadaan dadaaladii ugu dambeeyay ee shirkaasi lagu soo saari lahaa.

Waxa uu ganacsatada soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka fogaadaan wax walbo oo dhibaato iyo nadaafad daro u keenaya deegaanka.

Waxa uu sheegay in wadamada caalamka qaarkood ay leeyihiin sharcigaan isla markaana laga mamnuucay dalalkaasi.

Hoos ka Dhageyso Codka:-