DHAGEYSO:- Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre “Agoosto Lama Gaari Karo Si Wadanka Loo Badbaadiyo Waa In Doorashada Madaxweynaha Lasoo Hormariyaa 4 Bilood”.

0

Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, horena u soo noqday wasiirka arrimaha Gudaha ayaa ku dhawaaqay qorshe lagu soo dedejinayo doorashadii 2016, wuxuuna baaq ku soo jeediyay in degdeg doorashada loo qabto, lana doorto Madaxweyne cusub.

“Xaaladda meesha ay mareyso, ma sugi karto Ogost, waxaan codsanayaa inaan meel soke ku laab-laaban, waa in dalkan aan badbaadino… waa in guddi loo saaro oo doorashada madaxweynaha degdeg loo qabto afar bilood lasoo hormariyo….” ayuu yiri Xildhibaanka oo sheegay inaysan suuragal ahayn in xaaladan lagu jiro.

 

 

Hoos Ka Dhageyso