Aabo Soomaaliyeed Oo wiilkiisa Kala Dardaarmay Wakhtigaan Xannuunka Badan Ee Soo Socda..

0

WAANO WAALID.

Oday ayaa Wiilkiisa wuxuu yiri:- Aabbo iska ilaali intaad Nooshahay Waqti aad u Xun oo imaan doona, maxaa yeelay, waa Waqti ay isku Dheehmayaan Qadarinta Dadka.