DHAGEYSO WAREYSI:- Ninka shaqeeya gurmadka deg dega oo si murugo leh kaga sheekeynaya Qaraxyadii ka dhacay Beydhabo

0

Mid ka mid ah dadka ka shaqeeya gawaarida gurmadka deg dega ee AMBULANCE ayaa si murugo leh kaga sheekeeyay qaraxyadii ka dhacay magaalada Beydhabo ee Xarunta gobolka Baay.

Waxa uu sheegay in dad badan ku dhamaadeen Qaraxyada isla markaana Isbitaalada magaalada Beydhabo ay dad badan jiifaan oo qaarkood qaba dhawacyo culus.

Waxa uu si murugo leh kaga sheekeeyay waxa uu indhihiisa ku arkay markii uu ku guda jiray howlaha gargaarka deg dega.

Hoos ka Dhageyso Wareysi Murugo leh