Dhageyso: Afhayeenka Ciidamada Nabadsugida Maamulka Jubbaland Oo Ka Warbixiyay Howlgalo Ay Xalay Ka Sameeyeen Magaalada Kismaayo.

0

Afhayeenka Ciidamada Nabadsugida ee maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Maxamuud Sayid ayaa waxa uu ka warbixiyay weeraro xalay Al Shabaab doonayeen inay ka fuliyaan magaalada Kismaayo oo ay ka hortageen.

Axmed Maxamed Maxamuud Sayid ayaa waxa uu sheegay in xalay weeraro ay Al Shabaab isku dayeen inay ka fuliyaan magaalada Kismaayo ay ka hortageen islamarkaana ay u mahadnaqayaan shacabka magaaladaasi sida ay uga qayb qaateen ka hortaga weerarada argagixisada Al Shabaab.

 

 

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso