DHAGEYSO WARBIXIN:- Tirada dadkii u geeriyooday qaraxyadii SYL oo sii korortay, In kabadn 25-ruux dhaawacana ku dhowaad 70-….

0

Magaalada Muqdisho ayaa maanta daganayd kaddib markii xalay ay ka dhaceen qaraxyo xooggan oo magaalada ruxay, kuwaasi oo lagu weeraray Hotel SYL.

Tirada qaraxyadaasi ayaa korortay oo gaartay 25 qof, halka 60 kalena ay ku dhaawacmeen. Waxaa maydad laga soo saaray guryo dumay oo qaraxu uu bururiyay ooo ku dhawaa hotelka. Sidoo kale waxaa dhaawacyadii gaaray u dhintay dhowr qof oo kale

Halkaan ka dhageyso Warbixintaan