DHAGEYSO WAREYSI:- Galmudug oo faah faahin ka bixisay qodobada la isku hayo ee Shirka ka socda Muqdisho iyo Galmudug waxay ka qabto

0

Afhayeenka Maamulka Galmudug C/risaaq Socoto oo wareysi siiyay Warbaahinta deegaanada Galmudug ayaa faah faahin ka bixiyay Shirarka gaar gaarka ah ee ka soconayo Muqdisho.

Waxa uu sidoo kale ka warbixiyay qodobada la isku heysto iyo qaabka Maamulka Galmudug uu ugu qeyb galayo Shirka ama uu la shir tagay.

Waxa uu sidoo kale sheegay in madaxweynaha Galmudug uu shirka ka sheegay inuu doonayo rabitaanka Shacabka deegaanada Galmudug.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga oo dhameystiran:-