Gabadhii La Sixray Si Aaysan Nin Danbe U Guursan, Sheikhii Aay U Tagtay Maxey Kala Kulantay ‘Qiso Cajiib Ah’..

0

Sheekh Maxamed Cariifi ayaa wuxuu ka Waramay oo yiri:- Gabar baa igu tiri Nin baa i Sixray, wuxuuna ku Dhaartay Inaan Weligeey leey Guursan.

ka dib Sheekhu wuxuu yiri:- waxaan Gabarta ku iri waxaan kuu hayaa Dawo laakiin ma ku Sabraysaa?, kolkaas ayey tiri:-Haa Sheekhoow waan ku Sabrayaa.