Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Cabdikaafi Cismaan Warsame Dabayare.

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa shalay galab oo ay taariikhda ahayd 25-01-2016 ku geeriyooday dalka Mozambique Allaha u Naxariistee Marxuum Cabdikaafi Cismaan Warsame Dabayare.

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Marxuum Cabdikaafi Cismaan Warsame Dabayare, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Warsame Dabayare, gaar ahaana Reer Cismaan Warsame Dabayare, Xaaski, Caruurti iyo asxaabtii uu ka baxay Marxuum Cabdikaafi Cismaan Warsame Dabayare, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Marxuum Cabdikaafi Cismaan Warsame Dabayare, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Cabdikaafi Cismaan Warsame Dabayare janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa Sidoo Kale Dhambaal Tacsiyeed Oo Tiiraanyo Leh Diraya.

Dhamaan Jaaliyadaha Galguduud Iyo Jubbooyinka ee dalka Dibeddiisa.

tacsiii

cabdikaafi