DHAGEYSO:- Wasiirka cadaalada xukuumada Soomaaliya oo qirtay in xaqdaro ay ka jirto garsoorka Soomaaliya”Waxaa la xukumaa dad masaakiinta aan dambiyada laheyn kuwa dilka geystana waa la sii daayaa”

0

Wasiirka cadaalada ee xukuumada Soomaaliya Cabdulaahi Axmed Jaamac (Ilko jiir ) ayaa ku eedeeyay garsoorayaasha maxkamadaha in ay xukumaan dad aan dambiyo galin.

Cabdulaahi Axmed jaamac ayaa sheegay in ay jiraan dad badan oo dambiyo galay oo la sii daayo halka kuwa aan dambi laheyn lagu fuliyo dambiyo aysan laheyn.

Sidoo kale wasiirka ayaa sheegay in xildhibaanada baarlamaanka soomaaliya ay diidan yihiin dhisamaha maxkamad dastuuri ah.

Halkaa ka dhageyso: