DHAGEYSO:- Puntland oo ka soo horjeesatay Qorshe uu waday madaxweynaha Soomaaliya

0

Wasiirka deegaanka Puntland Dr.Cali Cabdulahi Warsame oo kamid ah waftiga madaxweynaha Puntland ee ku sugan Muqdishu ayaa ka hadlay mawqifkooda ku aadan shirka hordhaca ee shalay Muqdisho ka furmay.

Wasiirka ayaa xaqiijiyey in kulankaan buburey kadib markii madaxweynaha dowlada Federaalka la yimid goobta  go’aan aan lagu heshiin.

Dr.Cali Cabdulahi Wrasame ayaa ka hadley mowqifka Puntland ee ku aadan kulanka Muqdishu uga socda madaxda Somalida.

Madaxweynaha Somalia ayaa madasha shirka ka shegeey in madaxda federaalka go’aamisey in aqalka hoose lagu soo dhiso 4.5 halka aqalka sare Puntland iyo Somaliland loogu daro mid sadex xubnood.