DAAWO:- Xildhibaan Magan oo faahfaahiyay deegaanada ciidamada Kenya ay ku xasuuqeen shacabka Soomaaliyeed

0

Xildhibaan Maxamuud Cali Magan ayaa ka codsaday beesha caalamka iyo dowlada Soomaaliya inay wax ka qabtaan xasuuqa ciidamada Kenya ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed.

Xildhibaanka ayaa faahfaahiyay goobihii ciidamada Kenya ay ku laayeen shacabka Soomaaliyeed isagoona dhamaan xusay deegaanada ka tirsan gobolka Gedo ay beegsadeen Kenyaatiga.