Waxaad Noqoneysaa Wixii Aad Sameyso Maalin Kasta, Sii Akhriso Tusaale Aad La Yaabto.. |

0

Philosophy laguu fududeeyay

Waxaad noqoneysaa wixi aad sameyso maalin kasta. Tusaale:

1. Waxaad dayaceysaa caafimaadkaaga, waxaad noqoneysaa mid xanuunsan

2. Waxaad waqtiga ku lumisaa wax aan dantaada ahayn maalin kasta, waxaad noqoneysaa mid nolosha ka dhacay