DHAGEYSO WAREYSI:- Afhayeenka Galmudug oo arimo xasaasi ah ka hadlaya,Safarka Guuleed,4.5,Shirka Muqdisho iyo Arimo kale

0

Afhayeenka Galmudug Cabdirisaaq Socoto Ayaa ka Hadlay Safarka Madaxweynaha Dowlada Galmudug Maanta uu ku Tagay Magaalada Muqdisho.

Afayeenka Ayaa ugu Horeyn ka Waramey Qaabka Madaxweynaha Galmudug loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Muqdisho iyo Safarkiisa Waxyaabaha uu Salka ku Hayo oo Arimo badan Ah.

Waxa uu Dhanka kale Sheegay in Hada uu Jiro Xal Dhab ah oo laga Gaarayo Arinta Doorashada Dalka Somalia Qaabka uu u Dhacayo.

Dhan Kale Ayuu ka Hadlay Go.anka maamulka Galmudug ee Shirka iyo Xalka laga Gaarayo arinkaasi isagoo Wareysi Dheer kaga Waramey.