DHAGEYSO:- Duqeynta Kenya ay ku leyneyso dadka rayidka waxaa sabab u ah xukuumada iyo Baarlamaanka Soomaaliya

0

Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu eedeynayaa inaysan ka hadleyn weerarka Kenya ay si joogtada ugu xasuuqeyso dad shacabka ee ku dhaqan gobolka Gedo.

Axmed Macalin Yuusuf oo ka mid ahaa xildhibaanadii hore ee Soomaaliya ayaa ku eedeeyay xildhibaanada baarlamaanka in ay gudan la’ yihiin xaqa ay ku leeyihiin shacabka Soomaaaliyeed.

Halkaan ka dhageyso:-