DAAWO MURUGO:-Cabdi fitaax Maxamed Kheyre oo labo gabdhood iyo wiil la dhashay ay ku geeriyoodeen weerarkii Xeebta liido oo ka warbixiyay xaalada caafimaad ee dad kale oo ehelkiisa uu isbitaalka kula jiro

0

Qaar ka  mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii ka dhacay Xeebta Liido ayaa xaaladooda caafimaad soo hagaageysaa, iyadoo lagu dabiibayo isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho.

Cabdi fitaax Maxamed Kheyre oo labo gabdhood iyo wiil la dhashay ay ku geeriyoodeen weerarkii ka dhacay Liido ayaa hada dad dhaawac ah kula jira isbitaalka Madiina wuxuuna ka warbixinayaa walaashiis Fardowsa oo weerarkii ku geeriyootay in ay laheyd uur walibo Computer la saaray laguna ogaaday inuu wiil ahaa isagoona sidoo kale dadka dhaawaca ee hada uu kula jiro isbitaalka xaaladooda caafimaad ka warbixiyay

https://www.youtube.com/watch?v=uKf95RJ_v6o