DAAWO:- Maxaa ka soo baxay kulankii madaxweyne Gaas iyo Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobe

0

Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Gaas ayaa kulan muqdisho kula qaatay Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobe, safiiro iyo xubno kale oo beesha caalamka ka socda.

Kulankaan uu ka qaatay Gaas Ergeyga gaarka ah waxaa ka warbixiyay afhayeenka madaxtooyada maamul goboleedka Puntland Cabdilaahi Maxamed jaamac

Halkaan Hoose ka daawo