DAAWO:- Kulan xasaasi ah oo ay yeesheen Baarlamaanka Koonfur galbeed Soomaaliya

0

Xildhibaanadda Barlamanka Konfur Galbeed ayaa yeeshay kulan aan caadi aheyn oo looga hadlay arimo dhowr ah.

Sameynta xeer-hoosaadka iyo dhibaatadii ka dhalatay weerarkii Lido oo ay ku dhamaadeen dad badan oo shacab ah.

Halkaan ka daawo:-