Sawiro:- Al-shabaab oo soo bandhigay Madaafiicda Dowlada Kenya ku duqeysay gobolka Gedo

0

Ururka ALshabaab ayaa barahooda internet-ka kusoo bandhigay sawiro muujinaya madaafiic xoolo badan ku laysay deegaano ka tirsan gobolka Gedo ee galbeedka dalka Soomaaliya.

Gumacyo iyo rasaas ayaa u badnaa waxyaabaha ay soo bandhigeen ururka Alshabaab, kuwaasi oo ay sheegeen iney rideen diyaaradaha dagaalka ee Kenya.

Sidoo kale waxaa ka muuqday sawirada xoolo badan oo duqeyntaku waxyeeloobay.

ari-2-640x360

 

ari-1-640x360 ari-2-640x360