DHAGEYSO WAREYSI:- Oramada Mareykanka ku nool ooh al Arrin ka soo horjeestay, Fariina usoo diray madaxda Somaliland

0

Jaaliyada Oramada ah ee Dalka Mareykanka ku nool ayaa ka soo horjeestay dadka Oramada ah ee laga masaafurinayo Magaalada hargeyso ee Maamulka Somaliland.

Jaaliyada Oramada ah ee Dalka Mareykanka ku nool ayaa sidoo kale sheegay in aysan wanaagsan in dadka la midab takooro isla markaana laga soo ceyriyo Magaalada Hargeyso.

Waxa uu tilmaamay in ay muhiim tahay in si nabad galyo ah lagu wada noolaado, lana tixgeliyo baahiyaha gaarka ah.

Jaaliyada Oramada ah ee Dalka Mareykanka ku nool Shir Jaraa’id ay ku qabteen Magaalo ka mid ah Dalka Mareykanka waxay talooyin ugu soo jeedaan Madaxda Somaliland.

Hoos ka Dhageyso Shirka Jaraa’id:-