DHAGEYSO:- Baarlamaanka Puntland oo Mar kale War Cad ka soo saaray doorashada Soomaaliya

0

Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in aysan aqbali doonin in hada wixi ka dambeeya Soomaaliya lagu Maamulo nidaamna 4.5.

Sidoo kale Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay muhiim tahay in laga gudbo nidaamnka 4.5 oo loo gudbo nidaamka deegaan.

Xildhibaan Burhaan Aw Cabdi oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in ay ku dadaalayaa in aan Soomaaliya hada wixii ka dambeeya lagu dhiso dowladaha nidaamka 4.5.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay wanaagsan tahay in qaab deegaan amah al cod iyo hal qof loo gudbo oo nidaamkaan laga gudbo.