DAAWO MUUQAALKA:- Madaxweyne Shariif Xasan oo si diiran logu soo dhaweeyay Magaalada Xudur

0

Madaxweynaha Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh aadan ayaa Maanta si weyn ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool.

Madaxweyne Shariif xasan ayaa markii uu Magaalada Xudur gaaray waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka bakool iyo kan Magaalada Xudur

Hoos ka Daawo Muuqaalka Sida loo soo dhaweeyay:-

https://www.youtube.com/watch?v=dXNGry-g4vs