WAR DEG DEG:-Dagaal U Dhaxeeya Somaliland iyo Khaatumo oo hada ka socda Deegaanka Kala-beyr iyo Wararkii ugu Danbeeyay

0

Dagaal u dhaxeeya ciidanka Soomaaliland iyo kuwa Maamulka Khaatumo ayaa la sheegay inuu hadda ka socdo Deegaanka Kala-beyr Ee Gobolka Sool.

Hubka daran dooriga u dhaca ayaa la soo sheegayaa in la is weydaarsanayo waxaana la ogaan karin khasaaraha maadama weli rasaas xoogan la maqlaayo.

Dadka deegaanka waxay ka carareen guryahooda si ay waxyeelo uga soo gaarin dagaalkaasi.

Xalay ayaa sidoo kale waxaa dagaal u dhexmaray labadada maamul ciidan kala taabacsan deegaanka Bali Cad Isla Gobolka Sool ayuuna ka dhacay dagaalkaasi