TOOS MUQDISHO:- Banaanbax Balaaran oo Hada Ka Socda Magaalada Muqdisho

0

Banaanbax ballaaran ayaa waxay hadda dad Careysan ka dhigayaan Qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho waxaana dadka ku biiraya dibadbaxaasi ay sii kordhayaan.

Wariye kusugan meesha Banaanbaxa ka Socdo ayaa usheegay Allgalgaduud.com in iskusoobaxani uu ka Socdo Xaafada Tarabuunka Ee Degmada Hodan.

Dibadbaxayaasha ayaa waxay ka cabanayaan markii lagu Amray in ay iskaga guuraan Meelaha ay deggan yihiin kuna andacoonayaan in lacag madaxooda lagu soo qaatay oo Maamulka Gobolka Banaadirna uusan udiir naxeynin.