Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Prof Abdirahman Sh. Bashiir

0

Dhamaan dadka hoos ku qorani oo kala jooga Borama, Hargaisa iyo Indonesia waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Prof Abdirahman Sh.Bashiir oo ku geeriyooday qaraxii lala eegtay hotelka ku yaalay xeebta liido ee magaalada muqdisho, waxa ayna rabi u waydiinayaan in uu naxariistiisii jano siiyo ehelkii iyo qaraabadiina samir iyo iimaan ka siiiyo.

1. Aabo Cabdi Jaamac Buux
2. Hooyo Saynab xaaji cumar Yaabe
3. Muna Cabdi Jaamac
4. Kaltuun Cabdi Jaamac
4. Faysa Cabdi Jaamac
5. Ugbaad Cabdirashid
6. Niciima Cabdi Jaamac
7. Axmed Xuseen Daahir
8.Maxamed Cabdi Jaamac
9.Cabdirashid Cabdi Jaamac
10.Zamzam Cabdi Jaamac
11.Khaalid Cabdi Jaamac