DHAGEYSO:- Puntland oo si aan laga fileyn ugu hadashay Weerarkii Xeebta Liido

0

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed cali Gaas oo warbaahinta la hadlay ayaa Cambaareeyay Weerarkii ay Masuuliyadiisa sheegteen Al-Shabaab ee lagu qaaday Baarka Xeebta Liido ee Waqooyiga Magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Gaas waxa uu tacsi u diray dhamaan dadkii ku dhintay Weerarkaasi isla markaana Maamulka Puntland ay aad ugu xun yihiin.

Waxa uu sidoo kale sheegay in iminka Shacabka Soomaaliyeed aysan u baahneyn dagaal iyo dhib kale oo ku dhac balse ay u baahan yihiin sida uu tilmaamay hormar iyo amni.

Hoos ka Dhageyso Codka:-