DHAGEYSO:-Madaxweynaha Galmudug oo ka tacsiyeeyay dadkii ku geeriyooday weerarkii xeebta liido iyo xildhibaan ka tirsan maamulkiisa oo geeriyooday

0

Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin Xuseen Guuleed Waxaa uu Maanta Cadaado Asagoo jooga Ka Waramey Dhacdadii Xooganeed ee Hotelka Liido Sea Food.

Madaxweynaha Ayaa Halkaasi uga Tacsiyeeyay Dhamaan Dadkii ku Dhintay Waxana uu Sheegay in Xildhibaan ka Tirsan Galmudug uu Halkaasi ku Dhintay.

Cabdi kariin Ayaa Dhanka kale Sheegay isla Xildhibaan kale oo ka Tirsan Galmudug Walaalkiisa uu Halkaasi ku Dhintay isla markana ay Aheyd Maalin Mugdi Ah Marka La Fiisho Shacabka Somaliyed.