DAAWO WAREYSI DHAMEYSTIRAN:-Rasil wasaarihii hore Cabdi Weli oo ka hadlaya Arinta 4.5 ee la isku heysto,Xalaada amni ee Soomaaliya,sababta uu u booqday Puntland iyo Arimo kale oo xasaasi ah

0

Rasil Wasaarihii hore ee Soomaaliya C/Wali Shiikh Axmed oo kusugan deegaanada PuntLand,ayaa lala yeeshay wareysiyo suaalo adag lagu weydiiyay wuxuuna ka hadlay xaalado kala duwan oo ku quseeya dhanka siyaasada,amaanka,xiriirka.khilaafyada iyo arimo kale

Hoos ka daawo Wareysiga oo dhameystiran:-