DAAWO:- Safarkii uu rasil wasaarihii hore ee dalka ku tagay Burtinle iyo Cabdi Weli oo ka warbixiyay sababta safarkiisa

0

Wafdi uu hogaaminaayo Rasil wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Weli Shiikh Axmed Maxamed ayaa gaaray Burtinle.

Rasil wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa kulamo la qaatay waxgaradka,aqoonyadanada iyo bulshada Burtinle.

Cabdi Weli ayaa ka warbixiyay kulamada uu la qaatay dadka reer Burtinle isagoo sidoo kale booqashooyin kale ku tagi doona deegaano ka tirsan Puntland.