Daawo Muuqaalka:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo u amba baxay Dalka Jordan

0

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta u amba baxay Dalka Jordan, halkaasi o ay ugu qeyb galayaan Shir Muhiim ah.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa dalka Jordan ugu qeyb galaya Shir loogu hadlayo Arrimaha Amniga.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la filaya inuu shirkaasi ka jeediyo khudbad dheer oo uu kaga hadlayo Arrimaha amniga Soomaaliya iyo hormarka Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Shirkan loogu hadlayo Arrimaha amniga ayaa ku soo aadaya xilli amniga Magaalada Muqdisho mudooyinkii dambe uu yahay mid aad u liito oo ay ka dhacayaan qaraxyo iyo Weeraro ismiidaamin ah

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-

https://www.youtube.com/watch?v=Fb2nmBFY078