Daawo Muuqaalka:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday Xeebta Liido, war cadna ka soo saaray Weerarki lagu qaaday

0

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xalay booqday Baarka Xeebta Liido oo ay ku dhamaadeen shacab fara badan.

Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud ayaa mar kale sheegay ineysan u dulqaadan doonin dhibaatadii ay Al-Shabaab ka gaysteen Xeebta Liido ee Waqooyiga Magaalada Muqdisho.

Waxa uu tacsi u diray ehelada iyo qaraabada dadkii ku dhintay Weerarkaasi isla markaaana waxa u tilmaamay in ay aad ugu xun yihiin wixii ku dhacay.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-