Daawo Muuqaalka:- Haweenka Soomaaliyeed oo kulan deg deg ah ka yeeshay Xasuuqii ka dhacay Xeebta Liido

0

Kulan Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu Cambaareeyay Weerarkii ay Masuuliyadiisa sheegteen Al-Shabaab ee lagu qaaday Baarka Xeebta Liido ee Waqooyiga Magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed, kan Gobolka Banaadir iyo sidoo kale Haween ka socday qaar ka mid ah Gobolada Dalka.’

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa loogu duceeyay dadkii ku dhintay Weerarka ka dhacay Baarka Xeebta Liido.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-

https://www.youtube.com/watch?v=qiijiIUXzf8