DAAWO:- Madaxweynaha Jubaland oo kormeer ku tagay xarumaha ciidamada Jubaland

0

Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa kormeer ku tagay xarumaha ciidamada Jubaland iyo kuwa SNA.

Kormeerkaan ayuu ugu guur galayay xaalada ciidanka, wuxuuna kulamo la qaatay Taliyayaasha isagoo kala hadlay arimaha amaanka.