Baro Farsamo Aad Toddobo Cisho Gudahood Iskaga Ridi Karto Baruurta Caloosha.

0

Daraasad laga soo saaray dalka ingiriiska ayaa lagu sheegay in ay jiraan waddooyin lagu baa bi’in karo xaydha caloosha muddo 7 maalin ah

Cilmi baadhistaan laga soo saaray dalka ingiriiska ayaa lagu sheegay in haddii la joogteeyo qodobbada soo socda ay ka dhacayso jidhka 3 kg todobaadka kastaba.

In la qaato 3 cunno maalintiiba: iyada oo labada xilli ee qadada iyo cashada ay noqonayso cunno adag, halka tan kalana ay fududaanayso.