Mid Kamid Ah Waxyaabihii Shacabka Naxdinta Geliyay Ee Lagu Waayay Weerarkii Xalay Ka Dhacay Xeebta LIIDO.

0

MURUGO WAA TANOO KALE : Muuqaalkan aad u jeedaan waa Axmed Cismaan Ali, oo ka mid ahaa ardaydii laba cisho ka hor ka qalinjabisay jaamacada SIMAD, ee Muqdisho ayaa haddana ka mid noqday “UBIXII ” usoo baxayey dalka ee lagu dilay weerarka bahalnimo ee ‪#LIIDO‬.