Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuumad Xaliimo Maxamed Faarax (Tagyar).

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa xalay oo ay taariikhdu ahayd 21-01-2016 ku geeriyootay qaraxii ka dhacay Liido ee magaalada Muqdisho Allaha u Naxariistee Marxuumad Xaliimo Maxamed Faarax (Tagyar).

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Walaasheen Marxuumad Xaliimo Maxamed Faarax (Tagyar), waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Maxamed Faarax (Tagyar) eheladi kale iyo asxaabtii ay ka baxday Marxuumad Xaliimo Maxamed Faarax (Tagyar), waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuumad Xaliimo Maxamed Faarax (Tagyar), waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuumad Xaliimo Maxamed Faarax (Tagyar) janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa Sidoo Kale Dhambaal Tacsiyeed Oo Tiiraanyo Leh Diraya.

Nabadoon Axmed Faarax Nuure Xuubeey iyo Dhamaan Reer Faarax Nuure Xuubeey

Iyo sidoo kale Dhamaan Jaaliyadaha Galguduud Iyo Jubbooyinka ee dalka Dibeddiisa.

tacsiii