DHAGEYSO WAREYSI:- Maamulka Puntland oo dayactir ku sameynaya Wadooyinka

0

Maamulka Puntland ayaa bilaabay dayactirka Wadooyin go’ay oo ay saamayn ku yeelatay duufaantii Chapala eek u dhufatay deegaanada Puntland.

Agaasimaha waaxda dayactirka Hay’ada PHA Eng Cabdiqani Nuur Faarax ayaa sheegay in la dhisayo wadooyinka taga xaabo, Caluula, iyo wadada lafa gorayo, iyadoona lagu wareejinayo shirkadihii ku guulaystay mashaariicda.

Wadooyinka ayaa la sheegay in qaybtood la banaynayo qaar la shubayo qaarna laga dhisayo cara kaawo, waxana masharaaciidaan qabanaysa Hay’ada Jidadka Puntland ee PHA oo kaa shanaysa Hay’ada UNDP.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-