DHAGEYSO:- Wararkii ugu dambeeyay ee ka soo baxaya Weerarkii ka dhacay Xeebta Liido iyo Khasaaraha oo soo kordhay

0

Weriye ka tirsan Idaacada BBC-da oo tagay goobihi ay mashaqada ka dhacday, waxa uuna ka soo diyaariyay Warbixin Xasaasi ah oo ka hadleysa xaalada dhabta ah ee goobihii ay xalay ka dhaceen.

Waxa uu sidoo kale halkaasi kula kulmay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka banaadir iyo Masuuliyiin kale oo u ka wareystay xaalka sida uu yahay.

Hoos ka Dhageyso Warbixinta:-