DHAGEYSO:- Ra’isal Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo isagoo ilmeynaya hal Arrin si adag kaga hadlay

0

Ra’isal wasaarihii hore ee Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa si caro leh oo adag kaga hadlay Weerarkii Xalay ka dhacay Xeebta Liido ee Degmada C/Casiis ee Waqooyiga Magaalada Muqdisho.

Waxa uu sheegay inuu aad ugu xun yahay dhibaatadaasi ku dhacday shacabka Soomaaliyeed ee ku caweynaayay Maqaayad ku taala Xeebta Liido ee Degmada C/Casiis.

Waxa uu isaga oo ilmeynayo tacsi u diray dhamaan ummada Sooomaaliyeed oo uu kaga tacsiyeeyay dhibaatadii Xalay ku dhacday.

Hoos ka Dhageyso Codka Ra’isal Wasaarihii hore isagoo ilmeynaya:-

Cabdiwali-Sheekh-Axmed