Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa qaar ka mid ah Sawiradii ugu naxdinta badnaa ee laga so qaaday Weerarkii ay dad badan ku dhamaadeen ee ka dhacay Baarka Xeebta Liido ee Degmada C/Casiis ee Waqooyiga Magaalada Muqdisho.