DAAWO Sawiradda maqaayadii xalay weerarka uu ka dhacay,Caruur yar,dad dhulka yaala iyo Masuuliyiin meesha…

0

Mas’uuliyiin uu horkacayay Wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya C/risaaq Cumar Max’ed ayaa gaaray maqaayadii weerarka ay ku qaadeen ururka Al-shabaab si ay u soo indha-dheeyaan intuu gaarsiisan yahay qasaaraha ka dhashay weerarka iyo xaqiijinta in weerarka si rasmi ah ciidanka ammaanka u soo af-jareen.

2  3 4 5 6

7