Daawo Sawirada sida Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya loogu soo dhaweeyay Magaalada Baghdad

0

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaar iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta gaaray magaalada Baghdad ee caasimadda dalka Ciraaq.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Baghdad ku soo dhaweeyay Masuuliyin ka tirsan Dowlada Ciraaq.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Magaalada Baghdad ugu qeyb galaya Shir muhiim ah oo ay isugu imaanaya dalalka Iskaashiga Islaamka ee PUIC.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

JAWAARI-BAQDAD-1 JAWAARI-BAQDAD-7 jawari-1 jawari-2 jawari-3 jawari-5