TOOS U DHAGEYSO:- Goobjooge Sharaxaya sida ay wax u dhaceen iyo dagaal weli ka socda Maqaayada

0

Mid ka mid ah dadkii goobjooga ka ahaa markii uu dhacaayay Weerarkii ismiidaaminta ahaa ee lagu qaaday Baarka Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho ayaa Wareysi meelo badan taabanaya waxa uu siiyay Warbaahinta afka Soomaaliga ku hadashay.

Goobjoogaha oo marki uu bixinaayay Wareysiga qalqal fara badan uu ka muuqday ayaa waxa uu sheegay in u arkaayay dhiig fara badan oo goobta yaalay.

Sidoo kale Waxa uu sheegay in rag hubeysan ay gudaha u galeen Maqaayada ilaa hadana ay ku jiraan Maqaayada.

Hoos ka Dhageyso wareysiga Goobjoogaha uu kaga hadlayo xaalada dhabta ah ee goobta sida ay tahay iminka.