Daawo Sawirada hormar balaaran oo laga dareemayo Jowhar iyo Arrimo cusub oo lagu arkay

0

Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeelaha dhexe,waxaa ka furan Madasha Shirka Maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe,waxaana laga dareemayaa Hormar iyo dhismayaal Cusub oo laga wado Magaalada Jowhar.

Marti badan oo ka qeybgaleyso Shirka labada Gobol ayaa Magaalada Soo gaaray,waxaa si weyn loo adkeeyey Ammaanka iyadoo Ciidamo badan oo ka yimid Magaalada Muqdisho la dhigay Wadooyinka ugu Muhiimsan Magaalada,waxa ayna baarayaa Gaadiidka ku socda Wadooyinka Qaar.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

Dhismaha_ka_Socda_Jowhar-4 Dhismaha_ka_Socda_Jowhar-5 Hormarka_Jowhar-4 Hormarka_Jowhar-13 Hormarka_Jowhar-14 Hormarka_Jowhar-15 Hormarka_Jowhar-17 Hormarka_Jowhar-22 Hormarka_Jowhar-22-1 Hormarka_Jowhar-34