Daawo Muuqaalka:- Kulan loogu hadlaayay Amniga Soomaaliya oo Muqdisho si qarsoodi ah loogu qabtay

0

Kulan loogu hadlaayay amaanka guud ee Dalka Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen dhamaan laamaha amaanka ee Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxa uu ka dhacay Xarunta ugu weyn ee Hay’ada Nabad sugida Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa Warbixin loogu dhageystay dhamaan Taliyeyaasha amaanka ee Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Taliyeyaaasha Warbixinada laga dhageystay waxaa ka mid ah Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya, Taliyaha Hay’ada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka iyo taliyeyaaal kale.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-

https://www.youtube.com/watch?v=Ce1dgnkObKg